Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXubnihii Daacish waa in Suuriya lagu maxkamadeeyo, Xisbiga L ayaa yeelan doona hoggaamiye bisha juun iyo Wasiir Cawad oo yimid Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWallström oo ka hadashay kulan Stockholm ka dhacay. Dhallaanka dibadda la geeyo si loogu guuriyo iyo dacwad la soo afjaray maanta.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCiyaarta Chelse iyo Malmö FF ee caawa. Hayadda SMHI oo digniin bixisay iyo urur dhowaantan la aasaasey.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDood: Soomaaliya weli ma xasiloona. Abaalmarinta Polarpriset iyo xaafadda Vivalla oo dhacda Örebro oo ka soo reeynaysa.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMuqaadaraadka iyo fakhriga ayaa ugu wacan dilalka dhallinyarta. Sweden oo filanaysa billad tartanka Åre iyo guryo la iibineyo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIsniin 11 feebraayo
Summadaha "emojis" oo 20 jirsaday iyo hab cusub oo dhalinyarada wax lagu bari karo. barnaamijka maanta. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden oo 80-tan jirsaday maanta. 28 wargeeys oo yeeshay mulkiile cusub iyo xafladdii abaalmarinta fanaaniinta 2018.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLaaluush lagu eedeeyay sarkaal ka howlgala socdaalka. UHR oo dhibco kala noqotay 22 qof. Shaqooyinka mustaqbalka waa kuwee?
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenJan Björklund oo ka degi doona hoggaanka. Ciidda qowmiyadda Saamerka iyo Ifrah Ali Kirih oo ku guuleeysatay riyadeedii lix jirka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTartankii adduunka Alpina oo Åre laga furey. Taageero horey loogu fidiyo qoyska iyo LO oo soo bandhigay ololihiisa doorashada EU.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenGalbeedka Sweden oo baraf ku soo wajahan yahay. Mobaaylada in laga mamnuuco iskuulka iyo taageeradii xulka xeegada barafka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKulanka xildhibaannada Rinkeby-Kista, Baraf badan oo saameynaya dalka Iyo dood golaha deegaanka ee Karlstad
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKulanka siyaasiyiinta xaafadda Rinkeby. Cunnada eeyda oo ka wanaagsan midda bani'aadamka iyo jirdilka haweenka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLöfven oo laga dhaleeceyey bidix iyo midig, Wiil lagu riday xukun la xiriira faraxumeyn iyo isbeddelka xafiiska shaqada
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSweden – dalka ugu musuq maasuqa yar dunida, Axmed Cabdullaahi oo ku guuleystay Guldbagge iyo Dib u habeynta xuquuqda shaqada
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCaruurta iskuulada oo cuntada ugu badan cunta isniinta, Isbedel aan doonayay maahayn haddaan go’aamin lahaa iyo boliiska oo la eedeeyey.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTiro badan oo lagala noqdo leeysinka gawaarida. Iskuul loogu handadey qarax. Ururka shaqaalaha oo diiday dib u habeeynta xafiiska shaqada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWasiirad lagu dhaleeceeyey qaabka timaheeda. Aabbe dilay ilmihii uu dhalay iyo Per Bolund oo u taagan hoggaanka xisbiga MP.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenQadka gargaarka ka hortaga xagjirnimada caruurta oo istaagay iyo shaqo joojinta shaqaalaha dekedaha.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDhaqtarka shaashadda internet-ka oo kordhay, Goobaha shaqada iyo cayilka haweenka iyo Tartankii xeegada barafka oo shalay bilowday
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCimilada qabow oo dalka sii hayn doonta iyo Löfven oo wasiiraddii magacaabay
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMareeykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo Sweden ku kulmay iyo Löfven oo qabanaya xilka ra'iisal wasaaraha
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIn la cuno hilib yar si cimilada loo badbaadiyo, Schlyter oo ka baxaya Miljöpartiet iyo dunuubta lkorortay sannadkii 2018
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWaxaa hoos u sii dhaceeysa da’da dadyoowga dhibaatada ku qaba hurdada iyo Löfven oo jimcaha loo codeeynayo
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenArdayda iskuulada Sweden oo dhaq dhaqaaqoodu yar yahay, Haweeney loo diidey kabka kirada iyo Xiisaha bandy-ga.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDhismaha dowladda
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAfhayeenka oo la kulmay Löfven iyo Kristersson iyo mugdiga iyo shilalka waddooyinka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKiiskii falka argagixiso oo dib u bilowday, Daniel Ellsberg oo helay biladda abaalmarinta Palme iyo dadka ku dhinta waddooyinka oo kordhay
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNorrtälje oo dalbatay gaadiid milateri baraf dartii, Siyaasiyiin L ah oo doonaya in Kristersson la doorto iyo isticmaalka dab ka digaha
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen39 boqolkii oo doonaya doorasho cusub, maxkamadda rag loo heysto argagixiso oo bilaabatay iyo 1 200 oo sanad kasta isku disha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenQof lagu tuhunsan yahay cudurka Ebola. 23 000 oo weli koronto la, duufaantii Alfrida dabadeed. Dhallinyaro dooneeysa iney dalkii caawinto.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCaqabadaha gudniinka oo cawinaad ka badan loo raadsado. Sweden oo sancadeedu dayaxa gaartay iyo Filimkii Martysen oo heer gaaray.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDuufaan Sweden ka kacday. Lacagta dhallaanka-barnbidrag oo dood laga keeney iyo xeerka iskuullada madaxa bannaan oo wax laga bedeley.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen16 jir lagu ridey xukun. Qiimaha korontada oo kor u kacay iyo gantaallada Bulaleeyrka oo sannadka ugu dambeeyo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLix ruux oo loo qabtay falal argagixisnimo. Alaabooyinka la jebiyo oo laga shakiyey iyo suuqyada maalgelinta shirkadaha oo welwel galey.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHoos u dhac ku yimid safarada diyaaradaha xilliga fasaxa iyo Xafiiska shaqada oo doonaya in dad gaaraya 22 000 laga wareejiyo
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBangiga dhexe markii ugu horeysay mudo kordhinayo dulsaarka iyo Dhalinyaro badan oo sharciga loo diidey
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMa jirto codbixin ra'iisal wasaare ka hor 16 janaayo iyo Lix qof oo lagu helay denbi ka ganacsi dad
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFarhiya ku guuleysatay abaalmarinta gabyaaga, Vellinge oo loo oggolaaday iney mamnuucdo tuugsiga iyo Faadumo Dahir Cigaal iyo is xabadeynta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBaarlamanka oo soo diidey Löfven iyo Qaxootiga doonaya in ay daroogada joojiyaan oo laan a caawin
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXabad joojin lagu heshiiyey Yemen iyo Shakhsi lagu tuhmayo dembi argagaxisnimo ah oo la qabtay
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSaadaasha suuqa shaqada, baarlamanka oo u codeynaya Löfven iyo baarlamanka oo u codeynaya miisaaniyadda.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBaaritaan soo jeediyey in la mamnuuco caruurta turjunta iyo Boliiska oo aan baadhin dembiyada khayaanada
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLööf iyo Löfven oo soo saaray war saxaafadeed iyo Maryse Condé oo booqatay ardayda Rinkebyskolan
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSarkaal loo xiray dilkii Zaida Catalán. Iswiidhishka oo safarrada dayuurradaha kaga badan caalamka. Toddobaadka abaalmarinta Nobel.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenGarabyada siyaasadda isku haya dalka Yemen oo maanta ku kulmay Sweden iyo xisbiga SD oo u codeeyn doona mooshinka miisaaniyada M iyo KD.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSweden oo martigelinaysa garabyada Yemen. Dhallaanka iyo khamriga.Sjösstedt oo shuruud hor dhigay Löfven.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAnnie Lööf oo ka xun jawaabta ka soo gaartay ra´iisal wasaare Löfven iyo tirokoob tusaya kalsoonida loo qabo xisbiyada barlamaanka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta oo ku beegan maalinta caalamiga ee curyaamiinta, Löfven oo wakhti dheeri ah la siiyay iyo Jean-Claude Arnault oo la xukumay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBanaanbax ku saabsan wasakheeynta cimilada iyo Ida Guure oo imtaxaankii turjubaanka ka soo baxday.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somaliska@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTirakoobka SCB oo lagu sheegay iney ajaaniib badani shaqeeyaan iyo xaaladda siyaasadeed oo aan saamayn kalsoonida dadweeynaha.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somaliska@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenQM oo qarisay warbixin ku saabsan dilkii Zaida Catalan, halkee ayey siyaasada dalkani maraysa? Iyo si looga hor tagi karo xagjirnimada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShaqooyinka mustaqbalka dhow. Xisbiga C oo u soo bandhigay S shuruudahooda. Kalsoonidarrida Socialtjänsten.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSuxufiyiin SR oo abaalmarin weyn hantiyey, Talaalka hargebka oo aan la helin tiradii loo baahnaa iyo Baarlamanka oo Löfven u codeyn doona
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSharciga guurka caruurta oo la adkeeyey, Habka loo hagaajin lahaa nidaamka doorashada Sweden iyo Annie Lööf iyo soo dhisid dowlad
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBuugag loogu deeqey dugsiyada xannaanada Sweden, Shirkadda NCC oo ka noqotay dhismihii masjidka Rinkeby iyo caafimaadka jimicsiga
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRuushak iyo Sweden oo kulmi doona. Madaxdii dugsiga Al-Azhar oo jeelka la dhigey. 1500 ayaa sannadkii is dila Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.