Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFannaanka reer Sweden John Lundvik oo ku rajaweyn guul, Milkiile iskuul oo la soo qabtay iyo Maxamed Axmed Cawad, wasiir da' yar.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenM oo doonaya in dib loo eego ciqaabta da’ yarta, Postnord oo ka qeyla dhaamisay khiyaano, iyo Carruurtii Skråmos oo Göteborg soo gaarey
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenQiimaha shidaalka oo cirka isku shareeray, C iyo L oo eedeyey siyaasadda difaaca dowladda iyo Katja Magnusson oo billad ku guuleeysatay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTre Kronor oo garaacday talyaaniga, tuhunka dil ka dhacay degaan iyo Elisabeth Massi Fritz oo ku faraxday dacwadda Assange oo dib loo furay
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXaafadaha ajaanibtu ku dhaqanyihiin oo aan si buuxda uga qeeyb qaadan doorashada EU. Baadhitaan dacwad lagu bilaabay siyaasi ka socda M.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWasakheeynta hawada oo dalkan kor ugu kacday. 58 jir lagu tuhmayo in uu 8 jir kufsaday iyo wadamada EU oo kheeyraad badan isticmaala.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCaruurtii argagaxiye Michael Skråmo oo shalay laga kaxeeyay xeradii qaxootiga Suuriya iyo maanta oo alababada loo furay doorashada EU.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDhalinyarada dalkan oo caafimaadka u arka suaasha ugu muhiimsan iyo maandooriye laga helay dibada dugsiyada xanaanada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMalyan noole iyo dhir ah oo caalamka ka suulaya. 6,8 bilyan oo sannadkii laga xado dukaammada. Ramadaanka iyo sigaarka, maxaa kala haysta.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFrölunda oo hanatay horyaalka ishockey 2019, SD iyo L oo isaga hor iman doona doodda doorashada EU-da iyo Wacyi gelinta doorashada EUda
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHogaamiye urur shaqaale oo rajo ka muujiyey shaqo joojinta SAS, Reer xabaalay bisad khalada iyo Xisaab xirka sanadka oo maanta ku eg.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShaqo joojinta oo wali socota iyo wacyi gelinta howlaha EU
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRoob iyo jawi qabow oo la dhowrayo, Faayruska hebatit-ka oo lala xiriirineyo in timir laga qaadey iyo Mattias Falck oo helay bilad qalina
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTalooyinka la xiriira safarada baaqda, Dhalinyarada oo dooneysa kordhinta xukunka daroogada iyo Sjöstedt oo u hanjabay dowladda
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShaqo joojin saameyn karta 170 000 musaafir iyo ”Dhirirka ciqaabtu ma saameynayo tirada dadka la dilo”
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXayeeysiinta qamaarka oo baaris loo saarey, Masaajidda oo taageerada dibadda laga joojiyo iyo Hamza Mostafa oo billad ka gudoomay boqorka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenJawiga Påskaha oo kulul, Greta Thunberg oo gashay liiska 100-ka qof ee saameynta ugu weyn ku leh dunida iyo Dumarka oo xirta dharka ragga
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLiiska alaabada Mareykanka ee canshuurta lagu kordhinayo, Xawaalado laga xiray koontooyinkii bangiyada iyo hooyo dacwad lagu soo oogay
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBaaskiilka korontada oo xadeyn u baahan Stockholm, Masaafada gawaariga oo kor u kacday iyo Biyaha dhulka hoostiisa oo yar dalka oo dhan
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen20 jirkii Eric Torell hooyadii oo ku qanacday jawaab soo gaadhay, Nin lagu xukumay xabsi iyo Ajnabi badan oo ku qanacsan nolosha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWallström oo aan jawaab u hayn caruurta IS, Sabuni oo dooneysa xilka guddoomiyaha Liberalerna iyo dembiilayaal isticmaala koontooyin caruur
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDowladda oo soo bandhigtay miisaaniyadii guga, waayeel badan oo shaqeeya iyo dad badan oo aan war u heyn doorashada EU.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenU diyaar garowga xagjirka ka soo garab dagaalamay Daacish iyo Dawladda oo taageertay dalabkii Olombikada qaboobaha Sweden ee 2026.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenArimaha cimilada oo lacagta loo kordhinayo, Nina Lagergren oo dhimatay iyo Fredrik Reinfeldt oo doonaya in da'da howlgabka la kordhiyo
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIlaalinta deegaanka iyo Soomaalida. Maxkamadda Racfaanka oo go'aan ka gaartay dil iyo iskuul ku yaala Göteborg oo handadaad loo xiray.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaalinta caalamiga ee Autism-ka. Tartanka adduunka ee xeegada barafka hablaha oo furmay iyo kookaa'iinta oo Yurub ku soo badanaysa.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDamberg oo qiray dhaliilo ka yimid Amnesty, Heshiiska tamarta oo aan wax laga baddaleyn iyo Diidmo ka timid xaafado lagu sheegay caqabado
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBart Moeyaert oo ku guuleystay biladda ALMA 2019, Lex Maja – oo hirgalay 1-da abriil 2019 iyo shahaadada qiimeeynta adaabta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShilalka oo kor u kaca marka saacada horay loo dhigo iyo dawladda oo hoos u dhigtay heerka rajada laga qabo kobaca dhaqaale ee dalkan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAgaasimaha Swedbank oo shaqadeedii lumisay, markhaatiga qarsoon iyo shaashadda youmo.se oo aad looga booqdo bariga dhexe.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenStefan Löfven iyo Vladimir Putin oo kulan u ballansan, Fadeexaddii Swedbank oo sii kululaatay iyo Mashruu loogu magac darey Womenisa.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenQiimaha koronka oo hoos u dhac uu ku soco, Baarlamanka EU-da oo taageeray ilaalinta xuquuqda curiyaha iyo Fadeexaddii Swedbank.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCunsiyaradda da’da, kiis dacwad oo laga furey haweeney shil ku dhimatay iyo soomaalida Sweden oo ka dhiidhidey kufsi gabar 12 jira ah.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIsu soo bax dhismaha masaajidka magaalada Stockholm iyo Per Bolund oo u sharaxan xilka hogaanka MP.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDadka qaatay dhalashada oo yaraatay , Sociala medier oo xadeynaya beenta talaalka iyo Ganacsi mukhaadaaraad oo ka socda maktabadda Tensta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenJohansson: waxeynu eegi doonaa wado kale, Wuxuu u socday inuu meel sadaxaad weeraro iyo Abdullahi Mohamed: ”Waa in la wada shaqeeyaa
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAxmed 12 oo basi ku xirmay, sababta keentay hoos u dhaca S doorashadii tagtay iyo Uigurer oo heleya aqoonsi qaxooti
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenStefan Löfven oo ka hadlay weerarki NZ, Siyaasi ka socda SD oo doonaya in masjid la dhiso iyo Saameynta weerarka NZ muslimiinta Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMadax hore ee ciidamada sirdoonka oo la qabtay, Dhoofinta hubka oo yara korortay iyo Haweenka oo ku yar ka qeyb qaadashada siyaasadda
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCodbixin cusub ee Brexit oo dhaceysa fiidka caawa, Sharciga ku meel gaarka oo la doonayo in la kordhiyo iyo MSB oo dhigatay goolka cusub
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTirada dadka shaqo la’aanta oo hoos u dhacday iyo Baarlamanka oo ka dooday wixi laga yeeli lahaa iswiidhiska ku biirey Daacish
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSwedish ku dhintay diyaaradda Ethiopian, Maryan Mursal oo timid Stockholm iyo dhaqtar shatiga lagala noqday
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXukun lagu ridey qof Sweden la damacsanaa fal argagaxiso iyo Xiriirka ka dhexeeya infekshanka hooyada iyo autiisamka ilmaha
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDamberg: Taageero balaaran oo loo hayo fikirka maxkamad caalami ah, SMHI oo soo jeedisay digniinta labaad iyo dabaaldegga 8 maarso
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBaaritaanka Maria Wetterstrand oo la eedeeyey, wakaaladda canshuuraha oo digniin soo gudbisey iyo Marya Mursal oo ka tumeysa Stockholm
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta oo ku beegan Fettisdagen. Sanadkan ayaa la bixinayaa laba billadood abaalmarinta suugaanta Nobelka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen130 ka mid ah xaafiisyada shaqada oo la xidhayo. Iswiidhish u dhoofay Daacesh oo raba in la qaabilo. Bangi lagu eedayey lacag dhaqis.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAxadda ayuu dhici doonaa tartanka taariikhiga barafka ee Vasaloppet. Barnaamij loogu magac darey ABC ayaa ka socda xaafada Rinkeby.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFasax ciyaaraha ee dhallaanka. Rag lagu qabtay garoonka oo malaayin lacag dhoofin lahaa iyo SOS Alarm oo ka cabatay wicitaan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCaruuraha soomaaliyeed maxeey sameeyan marka lagu jiro fasaxa isboortiga? Iyo Stefan Löfven oo raba in moobeelada laga mamnuuco iskuulada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXooghayantii hore ee joogtada Akadeemiyada Sweden oo iska casishay xubinnimadii iyo sannadka oo loo baqayo dadka qaba xasaasiyada faxalka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShimbirkii sheekadii "Pippi Långstrump iyo toddobada badood"oo geeriyootay. Löfven oo albaabka ka xidhay xubnihii Daacish u baqooley.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHayadda MUCF oo abiil ka qaadatay SUM. Saamiga tijaabada ee kansarka ilmogaleenka iyo guddi hoosaadyada oo muran ka taagan yahay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIsbedelo lagu sameeynayo xafiiska shaqada iyo maanta oo ku aadan maalinta xuska afka hooyo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarbixin cusub oo uu sii daayay ururka Cancerfonden, bukaan socodka iyo dacwadda iyo warbixinta xaafadaha danyarta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaxkamadda sare oo xukun ku riday 3 nin, warbixin la xiriirta dadka deggan xaafadaha danyarta iyo guurka khasabka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.