Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMadowga iswiidhishka oo la faqooqo. Tirada qaxootiga noqda oo hoos u dhacday iyo tirakoobkii svt/novus ee noveembar.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAf hayeenka baarlamanka oo Annie Lööf u xilsaaray dawlad soo dhis. Maxkamadda sare ee socdaalka oo go'aan gaartay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDhacdo taariikhi ah oo baarlamanka saaka ka dhacday. Macallimmiin la xukumey oo iskuullada si khaldan uga shaqeeya.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKhilaafka Alliansen oo sii kacay. Wakaaladda socdaalka oo dhaleeceeyn dusha kaga tuurtay baaris gu'gii la soo bandhigey.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAfhayeenka baarlamanka iyo Ulf Kristersson oo shirjaraa'id saaka qabtay. 15 000 oo qof ayaa ku howlan dembiyada abaabulan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXeerka cusub ee galmada oo saameyn yeeshay, Baadigoobka wiilka la la’yahay oo wali socota iyo aabbeyaasha fasaxyada u qaata dhallaanka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWaa in alliansiga xukunka lagu wareejiyaa, Alliansen oo hoggaanka Göteborg la wareegaya iyo mashruuca Tidiga insatser för asylsökande
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenArgagixisada mustaqbalka waxay adeegsan doontaa aalad is wada iyo Golihii deegaanka Göteborg oo uu is qabqabsi weli ka jiro
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAfhayeenka oo Ulf Kristersson u magacaabay inuu dawlad soo dhiso iyo Maamullada casaanka ee dalka oo hoos u dhacey doorashadii kadib
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAfhayeenka baarlamanka oo isniinta qaban doona shir jaraa'id. Berito oo la xusi doono mowtida. Kufsiga dhallaanka oo ka sii daraya.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIswiidhishku waxey wasaakheeyaan cimilada dibadda. Maxaa ka dhexeeya qabsinta iyo unugyada maskaxda? Siyaarada moowtida Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMiisaaniyadda dawladda ku meelgaarka. Kulan garabyada Yemen loo qaban doono. Masjidka Karlskrona oo laga aadaami doono.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAfhayeenka baarlamanka oo koox ahaan ula kulmey xisbiyada. Tacliinta dhallaanka Sweden oo laga deeyriyey, sida Unicef sheegtay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHoggaamiyeyaasha xisbiyada oo la kulmey af hayeenka baarlamanka. 20 sannadood oo ka soo wareegtay dabkii Göteborg.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDoomaha quusa oo lagu arkay Iswiidhan. Afhayeenka barlamaanka oo kulan uga yeedhay dhamaan xisbiyada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDhaleecayn loo gudbiyay boliiska ka dib falkii argagaxiso ee Trollhättan. Cudurada wadnaha iyo kansarka oo ugu dhimasho badan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHogaamiyaha xisbiga MP oo shaqadiisa ka tagi doona iyo carwada buugaagta oo birri bilaabmi doonta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenStefan Löfven oo u jeeda in dilkii suxufiga sacuudiga la sii baadho. Shirkada Saab oo boqolaal shaqaale eriday.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLöfven oo sii wadaya wadahadalada soo dhiska dowladda iyo Komissionka EU oo dhaleecayay Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMUF” Waan in M gudbiyaa miisaaniyad”, Xubin cusub oo loo doortay Akadeemiyada Sweden iyo Kulan is barasho ee ardeyda iyo ururrada ka dhisan
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLisbeth Palme oo geeriyootay, ”Khayaanadii ugu weyneyd ee canshuurta Yurub” iyo Axmed oo filim ka sameeyey dhallinyarada u safra jihaadka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHadfaka dowladda ee hoos u dhigista tirada shaqaalaha xanuunsada oo la eedeeyey iyo Qoraaga Maryse Condé oo looga diyaargaroobeyo Rinkeby
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSaboolnimada oo Sweden ku yar marka loo eego Yurubta kale iyo falkii argagaxiso ee magaalada Muqdishu ka dhacay 14 octoobar 2017
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenStefan Löfven oo laga sugayo dowlad, Tartanka ganacsiga Järva iyo Katrin Stjernfeldt Jammeh oo ku guuleysatay hogaanka Malmö
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKristersson oo diyaar u ah dowlad aysan alliansigu u dhameyn, Tirada shaqa la’aanta oo hoos u dhacday iyo Biladda Alterativa Nobelpriset
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenGobolka Dalarna oo dhistay maamul nawaaxiga ku cusub iyo xildhibaannada dibadda ka soo jeeda oo barlamaanka ku yar.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSaboolnimada dhallaanka oo hoos u dhacday iyo maanta oo ah maalintii xanuunada dhimirka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXaalada siyaasadeed oo laga wargelinayo af-hayeenka barlamaanka, sido kale macallin Rashid Cabdi iyo dabkii iskuulka Gottsunda.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBiladda abaal-marinta Nobeelka dhaqaalaha 2018 oo maanta la qeeybiyay. Dhallaan aan iskuullada dib ugu soo noqon oo laga welwelsanyahay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDennis Mukwege iyo Nadia Murad oo si wadajira ugu guuleystey Nobelpris-ka nabadda iyo mashruuca waalidka ilmaha laga qaato
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAbaalmarinta suugaanta Nobelpris-ka oo baaqatay, Ninka caanka ku ah howlaha dhaqanka ayaa racfaan qaatay iyo Fatxi oo noqotay darawal bas
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenUlf Kristersson oo laga sugayo dowlad, Sadax aqoonyahan oo qebysanaya abaalmarinta fiisigiska iyo Amaal oo loo doortay guddoomiyaha daarta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNobelpris-ka dawada ee sanadka 2018, Nin caan ku ahaa howlaha dhaqanka oo la xukumay iyo mashruuca Dhallaanka iyo waalidiinta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShirkadda SAAB iyo Boeing oo qandaraas ku guuleeystay, Andreas Norlen oo mar kale la kulmi doona xisbiyada iyo Kent Ekeroth oo hadlay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKulankii hoggaamiyeyaasha xisbiyada iyo af hayeenka baarlamanka, carwadii buugagta oo Göteborg ka furantay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKadeedka oo wada hadal lagu daweeyo, Garabka Allansen oo sii kala fogaanaya iyo Lööf oo la kulmi doonta Löfven.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLöfven oo kalsoonidii lagala noqday, Xeerka deggenaanshaha dugsiga sare oo la sheegey la hirgelin karo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBaarlamanka oo doortay af hayeen, kursiga ku simaha labaad oo la isku haysto iyo nin caan ahaa oo ruumaanka la dhigay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenJagadii af hayeenka baarlamanka oo la isku hayst iyada oo labada xisbi ee ugu weyniba soo bandhigeen musharraxooda.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXisbiga Väsnterpartiet oo dagaal ku qaaday SD, Duufaan iyo roobab laga digeyo iyo xeerkii galmada oo saameeyn la yimid.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaxkamad maanta bilaabatay, fikirrada soomaalida ee doorashadii iyo Suxufi Hareri oo booqasho noogu yimid.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNatiijadii kama dambeeynta ee doorashada baarlamanka oo la shaaciyey iyo xiisaha Rinkeby ee doorashada sanadka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenGoobaha ay xisbiyadu ka heleen codka ugu badan, Svenska Akademien oo soo bandhigay isbeddelka xeerka iyo Dib udhaca natiijada doorashada
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDegmooyin badan oo aan laheyn macalimiinta afka iyo S oo oo taageero badan ka heysta dadka ku nool xaafadaha danyarta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXisbiyada garabka midig iyo bidix oo shirar jaraa'id isugu jawaab celiyey. Shaqa la'aanta oo hoos u dhacday.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTaageerada garabyada siyaasadda. Soomaali shan ah oo ku guuleeysatay doorashad Umeå. Kritianstad oo xaalad adag ku sugan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSD oo ay u muuqato fursad saameyn, Welwelka doorashada iyo soomaalida iyo Xaaladda siyaasadeed ee taagan
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNatiijada doorashada 2018 iyo codadka xisbiyadu heleen.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAxadda ayaa dalkan laga codeeynayaa. Dhageeyso fikirrada hablaha Xamdi iyo Sucaado oo 16 jir ah.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKD-siyaasi kaga biiray SD. Macallimmiin badan oo bedesha goobaha shaqada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTirada dadka taageersan Kristdemokraterna oo korodhay, Qiimaha hilibka waa in kor loo qaado, Xaliimo Jamaal Cilmi iyo doorashada
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMadaxi hore ee shirkadda Telia oo maxkamad la soo taagay iyo Raadiyaha Sweden laanta afka soomaaliga iyo doodda doorashada ed Kulturhuset
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCaruurta buuran oo ku badan xaafada danyarta, Granskningsnämnden oo xukun ku riday Ekot iyo Ilwaad Elman agaasimaha Elman Peace
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSiyaasi lagu heysto been abuur internetka, Xooghayihii hore oo aan ku soo noqoneeyn Akadamiyaha iyo Dahabo oo doorashada ka qeyb qaadaneysa
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDoorashada iyo faragelinta quwadda dibadda. Ururka waayeelka soomaalida ee Borlänge iyo baahidooda doorashada.
Hayadaha dawladda oo dareemeya dhaqdhaqaaqyo lagu carqaldeeyneyo doorashada, hase yeeshee aan sidaa u weyneeyn weli. Ururka waayeelka soomaalida Borlänge oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSD oo doonaya iney xabsi laga kireeyo dalal kale, SD oo laga xiiseeyo dhanka Moderater iyo doodda hogaamiyeyaasha xisbiyada
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.