Shows / Sheeko iyo Shaahid

Sheeko iyo Shaahid
meelkastood joogtaan waan idin salaamaa
waxan ahay ruux eebe waxaan kudhashay ku
koray dhulkii hooyo waxaan kahelay mah mahdii
awoowayaasheen dhaheen marhore oo markaan
Akhriyay hada oon ufiirsaday aan la ashqaraaray
waxaan rabooday in aan dib iskula fiirino waxay
qarniyaal hore ay dhaheen iyo say waqtigaan uga
hadlayso waxay dhihi jireen.
please follow me on tiktok https://www.tiktok.com/@ruuxeebe?is_from_webapp=1&sender_device=pc
Episodes





Sheeko iyo ShaahidDAD WAXAA U LIITA [MATOSHE MATASHADE IYO MATASHIISHE]
Send us Fan Mail Support the show






Sheeko iyo ShaahidRUUX AAN SHAQEYSAN SHAAH WAA KA XAARAAN [AMA SHAAH MACABO]
Send us Fan Mail Support the show











Sheeko iyo ShaahidWAR JIRAABA CAKAARUU IMAN AMA LUUQLUUQ MAROOW LAASIM LAAMIGUU IMAANAA
Send us Fan Mail Support the show


Sheeko iyo ShaahidQOF AAD KABTIISA TOLEEYSID OO KARFANTAADA TOLAAYAA JIRO
Send us Fan Mail Support the show
















Sheeko iyo ShaahidDAD WAXAA UDARAN NIMAAD SOORTOON KAA SOCON IYO MID AAD SUGEEYSID OON SOOSOCON
Send us Fan Mail Support the show












Sheeko iyo ShaahidMAR IDAGE ALAHA DAGO MAR LABAAD IDAGE ANAYS DAGAY
Send us Fan Mail Support the show


Page 1 of 2Next →