Shows / Sheeko iyo Shaahid

Sheeko iyo Shaahid
meelkastood joogtaan waan idin salaamaa
waxan ahay ruux eebe waxaan kudhashay ku
koray dhulkii hooyo waxaan kahelay mah mahdii
awoowayaasheen dhaheen marhore oo markaan
Akhriyay hada oon ufiirsaday aan la ashqaraaray
waxaan rabooday in aan dib iskula fiirino waxay
qarniyaal hore ay dhaheen iyo say waqtigaan uga
hadlayso waxay dhihi jireen.
please follow me on tiktok https://www.tiktok.com/@ruuxeebe?is_from_webapp=1&sender_device=pc
Episodes





Sheeko iyo ShaahidCARAB IYO ILKAA ISKUGU DHOW IYAGANA WAY ISQANIINAA
Send us Fan Mail Support the show

Sheeko iyo ShaahidDAB AAN KULEELKIISA LA'ARKIN DANBASKIISA LAGAMA LEEXDO
Send us Fan Mail Support the show
Sheeko iyo ShaahidRUUX HOOYADIIS HAR U JIIDI WAAYAY HABARYARTIIS KUMA NAGAADO
Send us Fan Mail Support the show




















Sheeko iyo ShaahidDHUBUQ DHUBUQDAADA HORE DHABANA HAYS DANBAY LEEDAHAY
Send us Fan Mail Support the show
Sheeko iyo Shaahidmaah maah , qof aad taqaanid yaatahy lama dhaho
Send us Fan Mail fadlan follow iyo share deh Support the show
Sheeko iyo Shaahidninkii soo jog laga waayo soo jiifo baa laga helaa
Send us Fan Mail Support the show

Sheeko iyo ShaahidGOD HADIMO HA QODIN HADAAD QODANA HADHEEREEN KU DHICI DOONTAANA MA OGIDE
Send us Fan Mail Support the show



Sheeko iyo Shaahidnin aan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga
Send us Fan Mail doorasho markay imaato waxaad dooran kartaa waxa ugu fiican ama ugu haboon Support the show
Sheeko iyo Shaahidmajiro wax dhamestiran
Send us Fan Mail waxaan dhahnaa aduunyadu waa sagaal toban marna ma noqoneyso kurbo malahaan leheen haday dhamestirmi laheed qofkasta wax buu raadinaa oo…
Sheeko iyo Shaahidqabyaalad haday jirto qaran ma jirikaro
Send us Fan Mail qabyaaladu qayb weyn ayay kaqaadatay burburka iyo qalalaasaha wadankeena kajira. Su'aal ? maxaan wali u' aaminsanahay qabyalayda and sidee uga…
Sheeko iyo Shaahidnoloshaada wanaageedu waxay ku xirantahay madaxweyne fiican
Send us Fan Mail waxaan kuligeen rabnaa inaa naaloono oo faraxno wadankeena dhexdiisa siday u suurto gasho taas waa in aan u dooranaa madax nakala qaybin …
Sheeko iyo Shaahidqoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaan
Send us Fan Mail qoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaan Support the show
Sheeko iyo Shaahiddoqon ha maciinsan hana u maciinin
Send us Fan Mail Doqontu waa qof wanaaga garanayn dhibaatada kaliya jecel waa mid wax kala jecleen oo xishoon Support the show
Sheeko iyo ShaahidGaalka dill garkiisana sii
Send us Fan Mail Gardarada waxaa laga dhaxlaa inkaar iyo in sumacadaada ku dhunto isla markaasna wixii xumaan oo kaa tagay gadaal kugu soo laabtaan adigoon…
Sheeko iyo ShaahidRuuxeebe Episode 1 " Trailer " iyo Mah maahdi Sir maqabe saab baa biyo u cesha
Send us Fan Mail Support the show