Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShirweynaha KD oo ka furmay Umeå. Sida uu u howlgal booliska waqooyiga Stockholm. ASAP Rocky oo ku soo laabanaya Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFursada shaqo helida Borlänge. Dad loo qabtay qaraxii Hässleholm ee xalay. SD oo bedeleyshay mowqifkeedii labadda dhalasho.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXukun ku noqosha ah oo laga gaaray gabadh. Karolinska oo ruqseeyay 600 shaqaale caafimaad. Dhibaatada masaafurinta dadka halista ah.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDibedbax koox Midigta fog. Tababarihii kooxda Östersund, Daniel Kindberg oo la xukumay. Hoggaamiyaha LO oo sheegay in uu ka tegayo xilka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenGui Minhai oo ku guuleeystay abaal marin. Dooddii kobaca mushaarooyinka oo bilaabatay. CSN oo dad badan u gudbisa Krnofogden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCiyaar kubadda cagta oo muhiim ah oo beri dhaceysa. Kullanka weynaha V oo Göteborg ka furmay. Dib u habeynta xafiiska shaqada
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSiyaasi afka ka sharooteeyay arday. Sharci cusub oo iibinta sigaarka ah. Lix ruux oo laga masaafurinayo dalka Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNin ganaax ku mutay foori. Waa sidee marka aad ku cusub tahay shaqo?. Swedish Australia ku badbaadiyay dad yaxaas uu ku weeraray.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDowlada oo dib u eegeysa sharci. Qoraa cusub oo ka hadlay dhaqanka Sweden iyo dalal kale. Dharka Halooween ka oo dhib ku haya booliska.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCaruur lagu la'yahay Värmland. Xukun lagu riday xubno ka tirsan NMR. Kirada guryaha Täby oo ugu qaalisan Stockholm
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSäpo oo ka wel welsan xagjirnimada khadka. Arday ajaanib ah oo ku badatay iskuul ku yaalla Karlskrona. Booliska oo la siiyay awood cusub
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSweden oo marti gelinaysa kulan nabadeed. Laba urur oo ka gadoodey LO iyo Waalidiinta u baahan oo lagu talo siin doono afkooda hooyo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBaaritaan lagu eegayo in waajib laga dhigo dugsiyada xanaanada. Rikoor xagga Körkort-ka ah. Kommunal iyo heshiiska mushaharaadka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMadaxii Apotekstjänst oo is casilay. Qareen Anwar Osman oo dhaliilsan sharciga LSU. Baarista siyaasi Erik Bengtboa oo la joojiyay
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXeer ilaalinta oo aan racfaanka ka qaadan doonin kiiska Erik Torell. Kaamaradaha ilaalada. Bisadaha iyo aadanaha oo meel iskaga ek
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLöfven oo ka hadlay heshiiska Brexit. Maxkamada racfaanka oo xukun ka gaartay xubnihii Al-Azhar. Caruur ku jirta liiska sugida familjehem.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSiyaasi lagu tuhmayo wax is dabamarin. Dawarsigii laga mamnuucay Vellinge oo la isku raacay. Howlaha qaliimada Karolinska oo weli hakad ah.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen19% dadka Sweden ayaa dibedda ku dhashay. Dacwad culus oo ka furantay Stockholm. Deymaha demooyinka oo sii kordhay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenEU oo u digtay dawladda Turkiga. M. Nuur: Turkigu waa inuu ka baxo Suuriya iyo Danmark oo kontoroolaysa xuduudda ay la wadaagto Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKooxha gaangiska oo duufsada dhallaan, Ylva Johansson oo imtixaankii ka gudubtay iyo dembiyada Sweden oo kordhay iyo farqi dhanka jinsiga.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDhaqan celinta dhallaanka lagu qiyaamo. Maamulka degmada Hedermora oo la dhaleeceeyey iyo dhallinyarada ka soo baxda kooxaha maafiyada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenOrodyahan Swedish ah oo rikoodh dhigi kara, Björklund oo baarlamanka iska casilay iyo howlwadeenno Koonfur Afrikaan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAskartii toogatey Eric Torrel oo la sii daayay, dhiig badan oo isbitaallada ka khasaara & Sweden oo deganaanshaha u sahlaysa British-ka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMushharraxnimada Ylva Johansson oo su'aal la geliyay, KD oo doonaya in la dhimo barnaamijyada qaar iyo xulka Sweden oo la magacaabay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLaba Wasiir oo la magacaabay, hannaanka caafimaadka oo la fududeeynayo iyo hoos u dhac dhaqaalaha oo la saadaalinayo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenImaam ka hadlay mamnuucidda gudniinka wiilasha, Finland oo laga taageero laacib Swedish ah iyo barafkii oo ka bilowday woqooyiga
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTartankii ciyaaraha fudud oo ka furmay Dooxa. Nin hubeeysan oo cabsi laga qaadey iyo caanaha qamadiga laga sameeyo ma cabtaa?
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXisbiga SD oo noqday xisbiga 2-aad ee ugu wayn, Soomaalida oo ka walaacsan cimilada & cariiriga guryaha oo dhib ku haya Soomaalida.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCilimada adduunka oo laga dayriyay, farmashiyo la xirayo iyo sababta ey gabdho Soomaali ah arday u caawiyaan
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDacwad cunsuriyadeed oo isha lagu hayo, Nin Swedish ah oo argagixiso loo haysto, maktabado laga joojinayo buugaagta afka hooyo
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenVing miyay sii shaqaynaysaa?, Xeer baaris loo saarey & Xisbiga Moderaterna oo wada hindise lagula dirirayo toogashooyinka iyo dilalka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenQasaalado lagu rakibay Rinkeby. Sweden oo ku biirtay iskaashi militeri. Unugyo maskaxda ka caawiya kala shaandheynta xasuusta oo la ogaaday
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSharci cusub oo saameyn doono magangelyo doonka. Baaskiilka iyo shilalalka gaadiidka. Bukaano wadaagay xogo badan oo la isku qalday
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNin jajabiyay fadhiga lagu saxaroodo ee suuli. Järfalla oo ka joojisay iskuulada hilibka xalaasha. Wiilasha Sweden oo la talaali doono.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen70 jir dishay ninkeeda. Sicirka shidaalka oo sare u kacay ka dib weerarkii Sacuudiga. Dadka baranaya macallimnimada oo yar
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXisbiyada oo ka hor imanaya hindisaha Moderaterna, 3 nin oo kufsi loo haysto iyo calanka qaanso roobaadka ah oo laga diidey Sölvesborg.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.


Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLöfven oo magacaabay wasiirro cusub. 11 000 oo dalka ku dhuumaaleysaneya. Dhallaanka iyo isticmaalka mobaayllada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBoliiska oo xaqiijiyey toogashooyin xiriir leh. Miisaaniyad dheeri ah oo la siiyay Kastammada. Cag madhige oo muddo degenaa Borlänge.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSL oo ganaax badan mudan karta. Personnummerka oo gabaabsi ah. Goobo masaaj oo qaati ka taagan rag galmo doon ah.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCiyaaryahan Soomaali ah oo ka qeyb galay tartan faas tuur. SD oo taageersan hindise uu wado Moderaterna. Tareen jiiray lo'tiro badan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFacebook oo joojineysa astaanta ka hel. Nin u xiran tuhun aragagixiso oo doonayay in bileysku qabto. Cayilka uu u badan xagga dumarka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIsticmaalka Swish oo ka hirgelaya dalalka kale oo Yurub ah. Dood ka taagan dilka Erik Torell. Maxkamad la amray in dib loo furo
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDacwada u dhaxeysa dowlada iyo tuulo. Taageerada KD oo hoos u sii socota. Dowlada oo lagu dhalleeceeyay casuumada ay ka reebtay SD
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMiisaaniyad kordhinta ciidamada oo la isku raacay, dooddii xijaabka oo soo noqotay & iskuullada gaarka ah oo faa'iidey.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.


Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSiyaasiyiinta oo cambaareeyay toogashadii Malmö, Xisbiyo soo jeediyay xabsiyo ijaar ah & nin middi wata oo iskuul agtiis laga qabtay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHaweenay la dilay, nin dab lagu tuhunsan yahay oo la qabtay iyo weriye Iiraani ah oo is dhiibay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenJaamicadda Linköping oo la banneeyey. Saamiga baarista kansarka naasaha oo aan la tegin. Qorrax iyo kulayl la fileyo sabtida iyo axadda.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWaayeelka dhimirka beelay oo laga cawday. Shaqaalaha daryeelka oo bannaan bax dhigay. Tirakoobka dalabaadka laamaha dugsiyada sare.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCodsiyo badan oo soo gaaray Kronofogden. Datainspektionen oo ganax ridday. Dhallinyaro lagu wacyi gelineyo lugahooda iney ku istaagaan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDawladda oo ka xaajoonaysa la dagaalanka dhaqista lacagta. Hablaha soomaalida iyo suuqa shaqada. Wadaaddo lagu riday tarxiil.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHaweenka oo ku badanaya xirfadda darawalnimo. Macalimmiin badan oo ku fekeray shaqada iney ka tagaan. Swish-ka oo la isku dhaco.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.