skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Bishii sebtembar, 7,600 oo qof ayaa la ogeysiiyay in shaqada laga ceyriyay, waa in 1000 ka badan isla muddadaas ee sannadkii hore. Go'aan ka soo baxay Xafiiska La Dagaalanka Faqooqa DO ayaa lagu sheegay ”inaan loo macneeyn karin faqooq in ardeyda aan caqiido ahaan u cuni karin hilibka khaansiirka aaney helin hilib kale''. Saddex maamule oo ka tirsan degmeda Botkyrka ayaa lagu wargeliyay in shaqada laga ceyriyay.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.