Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Hor u codeeynta doorashada baarlamanka EU-da oo maanta ka bilowdey Sweden.
Wiil 19-jir ah oo xabsi daa'in loogu xukumey maanta dil ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm, halka gabar 18 jir ahna loogu xukumey 10 sannadood oo xarig ah isla felkaa.
Gabadha iska leh dhaxalka boqortooyada Victoria tababar leyli sarkaal ka bilaabi doonta akadeemiyada difaaca, si ay u qaadato darajada sarkaalad.
Haweeney muddo 20 sannadood ah kaga shaqeeyneeysay shati la'aan xirfadda kalkaaliyaha caafimaadka gobolka Jämtland Härjedalen, sida laga soo xigtay…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.